Deeq A. Posted March 22, 2021 Waxaa Saacadaha soo soccdo filaya in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Shirkan oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka , xubna ka tirsan Midawga Musharixiinta uu ay ka mid yihiin Madaxweeynayaashi hore ee dalka. Kulanka ayaa waxaa looga arinsan doona sidii xal looga gaari lahaa doorashada waqtigeeda dhaaftay ee Soomaaliya . Ajendaha shirka ayaa waxa uu noqon doona in kulama hor dhac ah ay qaatan Madaxda kulmeysa , kulamadaas hor dhaca ah ayaa waxa garwadeen ka ah Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan iyo Mandera . Hoos Ka Akhriso Ajendaha Shirka Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites