Deeq A. Posted March 21, 2021 Wali waxaa taagan sida ay suuragal u noqonayso inuu shir ka furmo Xeyndaabka Xalane maalmaha soo socda, Safaarada Maraykanka oo caawa la xiriirtay Jubbaland iyo Puntland waxay balan qaadeen in Maraykanku uu qayb ka noqonayo dugsiga Amniga Xeyndaabka Xalane . Dhanka kalena Warsaxaafadeed kasoo baxay caawa Taliska Guud ee Amisom waxay lagu sheegay in Wadatashi ay la yeesheen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre kadib ay Amisom balan qaadeen sugida Amaanka Shirka inta uu socdo iyo kasoo qaybagalaashiisaba waakan hoose Warsaxaafadeedkii ee alhriso The post Warsaxaafadeed Amisom “ Anaga sugayna Amaanka Shirka” appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites