Che -Guevara

Xalane oo laga cabsi qabo inuu dagaal ka dhaco

Recommended Posts

galbeedi   
7 minutes ago, Che -Guevara said:

must stay in Mogadishu until an election agreement is reached. Failure is not an option.

Since this  imaginary fear is griping them they might sleep in Halane and stay their until the conclusion of the deal. I hope they brought their own cooks to avoid being poisoned .

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
8 minutes ago, Tillamook said:

Galbeedi, fakhfakhdii baa ka dhamaatey maanta. 😁

i have to. 

Saw in aan timaha boodhka ka ceshano maahan. Ninkii aanu nidhi Xalane ha tegin sawkaa beeshii baasayd ee Lixaad amaratay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 minutes ago, galbeedi said:

i have to. 

Saw in aan timaha boodhka ka ceshano maahan. Ninkii aanu nidhi Xalane ha tegin sawkaa beeshii baasayd ee Lixaad amaratay.

Haye waayahay, orodoo timaha iska riff.👍

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 minute ago, galbeedi said:

Weli nalagama adkaan. ciyaari waa galin dambe.

War ninyahow bootada raqiiska ah jooji. 
Useless Farmaajo haku karaama seegin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe Deni is frightened for real.

GOVERNMENT must ensure their safety and he should be able to walk freely and without pressure able to take part this conference. 

Deni is specially afraid as he is guilty of spilling state secrets. 

It is sad with this great mistrust.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, maakhiri1 said:

I believe Deni is frightened for real.

GOVERNMENT must ensure their safety and he should be able to walk freely and without pressure able to take part this conference. 

Deni is specially afraid as he is guilty of spilling state secrets. 

It is sad with this great mistrust.

Lol he found out Amisom Soldier follow Villa Somalia squatter to the Suuliga 😂😂😂😂😂 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meesha dagaal kama dhacaayee waa iska sheeko.

Anyways, near Xalane, in Afisiyooni today:

Shir gaar ah oo ka furmay teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho

2021322637519866517044239.jpg

Waxaa goor dhaw teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho ka furmay shir gaar ah oo ay ka maqan yihiin madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble,  madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa waxaa ka maqan oo aan ka soo qeybgalin madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo maalmihii ugu danbeeyayba u joogay Muqdisho ka qeybgalka shirkan, hasse ahaatee waxaa soo baxaya in uu jiro khilaaf xoogan oo ku gadaaman ajandaha shirka iyo cidda hoggaamineysa.

Beesha caalamka ayaa dhinacyada Soomaalida cadaadis xoog leh ku saaraya heshiis kama danbeys ah oo laga gaaro arrimaha doorashada.

Safaaradda Mareykanka ayaa qoraal ka soo baxay shalay ku sheegtay in madaxda dowladda gobolleedyada ka tagi doonin Muqdisho ilaa laga gaarayo heshiis doorasho oo kama danbeys ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.