Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoorqoor iyo Laftagareen oo loo diidey inay Muqdisho ka baxaan xili ay kusii jeedeen Deegaanadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar aan helayno ayaa sheegaya in Safiirka Maraykanka iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ay dhalay hor istaageen Madaxweynaha Galmudug oo U safri lahaa Dhuusamareeb, Waxaa Masuulkaan cadaadis lagu saaray inuu joogo Muqdisho ilaa Shirka Wadatashiga laga gun gaarayo.

Maantana Laftagareen oo kasoo laabtay Turkiga ayaa qorshihiisu ahaa inuu Baydhabo u gudbo balse Isagana waxaa lagu khasbay inuu Muqdisho joogo si uu iga qayb gali Shirka Wadatashiga.

Lama oga sababta keentay in labadaan Masuul ay ka baxaan Muqdisho iyagoo ogsoon inay Muqdisho ka socdaan Dadaalo lagu badbaadinayo Doorashada.

Puntlandi.com Muqdisho

17020DBF-BADB-4C57-BF06-D819ACCE6C59.jpe

The post Qoorqoor iyo Laftagareen oo loo diidey inay Muqdisho ka baxaan xili ay kusii jeedeen Deegaanadooda appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this