Deeq A. Posted March 21, 2021 Warar Dublamaasiyadeed oo Puntlandi.com ay heleen ayaa sheegaya in dhirkii beri lagu balansanaa uu u muuqdo inuu dib u dhacayo kadib markii Dowlada Federaalku ay Ciidamo soo dhiibtay goob ku dhow meesha Shirku ka furmaya. Masuuliyiinta ka qaybgalaya Shirka ayaa dalbadey in Ciidamada laga qaado Goobaha lasoo dhoobay ka hor intaan Shirku furmin. Waxaa hada Muqdisho kasocda Dadaalo ay wadaan. Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kuwasoo Villa Soomaaliya ku cadaadinaysa in Ciidamada ay kasaaraan goobahaas, maadaama Amaanka Dhirka ay damaana qaadeen Amisom. Puntlandi.com Muqdisho The post Breaking News— Shirkii beri oo u muuqda inuu baaqanayo appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites