Sign in to follow this  
Deeq A.

Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray si uu uga qaybgalo Shirka Afisyooni

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ayaa saaka soo gaaray Muqdisho isagoo kasoo kicitimay Dalka Turkiga oo uu in mudo ah ku maqnaa.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiida Koonfur Galbeed iyo Labada Gole ee Federaalka ayaa kusoo dhaweyey Garoonka Diyaaradaha.

Waxaa jira warar Sheegaya inuu hada kulan kula jiro Masuuliyiin ka socda Beesha Caalamka Gudaha Garoonka Diyaaradaha.

Laftagareen ayaa u yimid si uu uga qaybgalo Shirka Afisyooni ee Beesha Caalamku kubyabooheen.

Puntlandi.com Muqdisho

1146EF07-A804-4D3D-BA26-1519A955F211.jpe F08BCDF6-D7A1-4181-9B9C-93B534138512.jpe BF845764-32FC-464D-98FC-7F68788ED16E.jpe 47DE3630-9150-4A1F-B038-45F78090AF38.jpe

The post Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray si uu uga qaybgalo Shirka Afisyooni appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this