Sign in to follow this  
Deeq A.

Xulalka Gobollada Hawd Iyo Togdheer Oo Laga Qaaday Ganaaxii La Saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida Dacwadaha iyo Anshaxa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa ku dhawaaqay in Ganaaxii laga Qaaday Xulalka Gobolada Hawd iyo Togdheer . Sidoo kale waxa Ganaaxii laga Qaaday Ciyaartoydii kasoo Ciyaaray tartankii Maamul Goboleedyada Somalia.

Kulankani lagu Shaacinayay waxa Goob joog ka ahaa Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Boos Mire maxamed , Dr Adna Aadan, Jaamac karaaciin, Gudoomiya XKCSL & Ciyaartoydii Ganaaxu ku dhacay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this