Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni iyo Axmed Madoobe oo badalay qaabkay uga qaybgalayaan Shirka Afisyooni

Recommended Posts

Deeq A.   

Labada Madaxweyne ee Saameynta weyn ku leh Shirka ka furmaya Afisyooni Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa lagusoo waramayaa inay qaab cusub uga qayb galayaan Shirka ka furmaya Afisyooni.

Labadaan Masuul ayaa qayb ka ahaa Siyaasiyiintii sameeyaya Golaha Badbaado Qaran oo u jeedkiosu yahay in Dalka ay Doorasho ka fhacdo, wararka aan helayno waxay sheegayaan in Labadaan Masuul ay Shirka Afisyooni ku matali doonaan Golaha Badbaado Qaran.

Ajandayaasha ay Shirka la tagayaana waa mid ay lasoo wadaageen Golaha Dowlada jir ahna loosoo wadadiyaariyay. Sida aan xogta ku hayno Goluhu wuxuu taageero ka haystaa Beesha Caalamka oo u aragta iyana qaab lagu badbaadin karo Dalka,

Puntlandi.com Muqdisho

EB85FD86-ABC1-4338-BF53-E3D0E731CD79-750

The post Deni iyo Axmed Madoobe oo badalay qaabkay uga qaybgalayaan Shirka Afisyooni appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this