Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo hal isbuuc ku dartay xayiraadihii lasoo rogay ee Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga ka hortaga Covid-19 oo ku dhawaaqay in muddo labo isbuuc kale lagu daray xayiraahda goobaha waxbarashada, Xafladaha iyo dhammaan isu imaatinada guud.

Kulan uu shir guddomiye Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Abuukar Cismaan Dubbe ayaa lagu gaaray go’aanka la xiriiro in la kordhiyo xayiraadaha cudurka Coronavirus.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

163228722_1597520023767168_5669875501098631300_n 162869896_1597520110433826_8756405185515333896_n 163166035_1597519987100505_904674970336409545_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this