Sign in to follow this  
Deeq A.

Tallaalka AstraZeneca ee Covid-19 oo waxtarkiisa la xaqiijiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Tallaalka AstraZeneca ee looga hortago xanuunka muddooyinkan dunida sida daran u aafeeyay ee COVID 19 ayaa todobaadkan la gaarsiiyay Soomaaliya, waxaana tallaalkan adeegsigiisa hakiyay waddamo badan oo qaaradda Yurub ah oo sheegay in tiro aad u yar oo dadkii qaatay ah caafimaad darro laga dareemay.

Waxaa arrintaasi todobaadyadii lasoo dhaafay baaris ku haysay wakaaladda dawooyinka Yurub oo ah hey’ad aad loogu kalsoon yahay marka laga hadlayo dhinaca caafimaadka.

Wakaaladda oo Khamiistii cilmi-baaristeeda soo gabo-gabeysay ayaa sheegtay in tallaalkaasi uu yahay mid ammaan ah oo wax-tarna leh.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this