Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa kulan la qaatay safiirka Midawga Afrika ahna madaxa AMISOM Amb. Francisco Madera.

Qoor Qoor iyo safiirka ayaa ka wada hadlay dadaalada lagu hormarinaayo hawlaha Amniga ee ka socda deegaanada maamulka  Galmudug.

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaalada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada: 

FB_IMG_1616133174385 FB_IMG_1616133322667 FB_IMG_1616133319156

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this