Sign in to follow this  
Deeq A.

is-bahaysi Cusub Oo ka soo horjeeda Maamulka Framaajo oo Looga Dhawaaqay Muqdisho+War-murtiyeed Xasaasiya oo ay soo saartay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madal Cusub Oo ka soo horjeeda Maamulka Framaajo oo Looga Dhawaaqay Muqdisho+War-murtiyeed Xasaasiya oo ay soo saartay1-4-2.jpg

Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya 2021 iyo golaha siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

War-murtiyeed ay Madashu soo saartay ayaa lagu faahfaahiyey in ay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii loo qaban lahaa dhakhso doorasho lagu wada qanacsanyahay.

1-1-4.jpg

Golaha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa Guddomiye looga dhigay Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Hoos ka akhriso:

1-2-5-562x720.jpg 1-3-4-553x720.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this