Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida John Magufuli

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay geeridii ku timid madaxweynihii Tanzania John Magufuli.

Qoraal uu soo madaxweyne Farmajao bartiisa witter-ka ayuu tacsi ugu diray dowladda iyo shacabka Tanzania, kadib geerida ku timid John Magufuli.

“Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Dawladda iyo qaranka Soomaaliyeed, waxaan jeclahay inaan tacsi tiiraanyo leh u diro Jamhuuriyadda Midoobey ee Tanzania geeridii ku timid Madaxweyne John Magufuli,” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Magufuli ayaa u dhintay wadno xanuun, wuxuuna ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this