Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Tanzania John Magufuli oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii waddanka Tanzania John Magufuli ayaa xalay geeriyooday, sida ay xaqiijisay Samia Suluhu Hassan oo ah madaxweyne ku xigeenka dalkaas.

Waxay sheegtay Samia Suluhu in madaxweyne Magufuli uu k u geeriyooday Isbitaal ku yaal Dar es Salaam oo uu ku jiray ilaa 6-dii bishan March.

Sadexdii todobaad ee la soo dhaafay Magufuli muuqaalkiisa lama arag, iyadoo ay jirtay hadal heynta ah inuu geeriyooday.

Wuxuu Magufuli ahaa 61-jir, sababta geeridiisana si cad looma  sheegin.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynihii Tanzania John Magufuli oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this