Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka wada kulamo loogu gogol xaarayo Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maalmahaan ku sugnaa Duleed Xeebeedka Muqdisho ayaa kulamo wadatashi kubaadan Doorashada wuxuuna qaadanayay Saamilayda Siyaasada Soomaaliya.

Madaxweynuhu wuxuu maanta la kulmay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi, wuxuu kaloo isla maanta uu la kulmay Madaxweynihii hore ee Dalka Dhariif Sheikh Axmed oo hada ah Musharax Madaxweyne iyo Gudoomiyaha Midowga Mudharixiinta.

Masuuliyiintu waxay ka wada hadleen U gogolxaarka kulanka lagu balansan yahay inuu ka dhaco Afisyooni, Kulankaasoo qabsoomidiisa ay caqabado hortaagan yihiin.

Sida Puntlandi.com ay Xogta ku hayaan Waxay Masuuliyiintu islasoo qaadeen qaabkii loo xalinlahaa Caqabadaha hortaagan kulanka, waxayna kubalameen iney la kulmaan Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Galmudug, Kulankasoo dhici doona maalmaha soo socda.

Dawirada hoos ka dhaawo

CFD559C4-547D-4F68-B3B4-5DD0FB4D9308-721 20B85439-983D-4ECA-A756-13CC5616E4DF-796 CFD559C4-547D-4F68-B3B4-5DD0FB4D9308-721 41AF7C0C-5E2A-4250-B21A-FF7EE921AB92-800 E3540302-4DC4-4E68-9A24-BB3F201BF727-800 844BCA80-84C9-4DD2-AFE7-EC783DC8EEC7-800 5E9BE4D5-667B-4240-AE40-2CD5C656A86A-800

The post Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo Muqdisho ka wada kulamo loogu gogol xaarayo Doorashada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this