Sign in to follow this  
Deeq A.

“Tallaalkan COVID19, Wuxuu Toos Uga Yimid Nayroobi…” Agasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Agasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland Dr. Maxame Cabdi Xergeeye ayaa yidhi,

“Tallaalkan COVID19, wuxuu toos uga yimid Nayroobi” .

Agaasimaha ayaa hadalkan ka yidhi munaasibad ay maanta kula wareegayeen Talaalka COVID-19 oo Somaliland soo gaadhay.

Muuqalka Warka Somaliland kula Wareegtay Talaalka COVID-19 halkan ka daawo:-

https://www.facebook.com/watch/?v=2932517030303858

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this