Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo qaatay tallaalka Covid-19

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1615889914044.jpg?resize=720%2C54

Maanta oo Talaado ah ayaa gudaha Soomaaliya laga bilaabay tallaalka Covid-19 oo shalay soo gaaray.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Soomaaliya Drs Fawsiya Abiikar Nuur ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee lagu bilaabay tallaalka ka hortaga Caabuqa Covid-19 ee AstraZeneca.

FB_IMG_1615890832115.jpg?resize=720%2C53

Sidoo kale madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaatay tallaalka oo maanta laga bilaabay magaalada Muqdisho.

Dowlad goboleedyada dalka ayaa igana maanta loo kala diray talaalka Covid-19.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Farmaajo oo qaatay tallaalka Covid-19 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this