Sign in to follow this  
Deeq A.

UK oo Safar Ka Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku jirto, Akhriso Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Ingiriiska ayaa mamnuucid kusoo rogtay dadka ka yimaada dalalka Ethiopia, Oman, Somalia  iyo  Qatar.

Dalalkan ayey UK ku darday liiska casaanka, waxaana laga mamnuucay iney galaan boqortooyada sababo la xiriira ka hortagga nooca cusub ee Covid 19.

Dadka Ingiriiska ama dadka heysta fiisayaasha mudda dheer, waxaa 10 cisho lagu karantiili doona goobo ay dowladda diyaarisay.

Dhanka kale, waxaa ay UK fasaxday ama ay ka bixisay liiska caas dalka  Portugal (oo ay ku jiraan Madeira iyo  Azores) iyo d Mauritius.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this