Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Laga Helay Corona Virus

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweeyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa laga helay xanuunka Corona Virus kadib markii baaritaan lagu sameyay Saylici.

“Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo shacabka Somaliland inaan la macaamilayay COVID-19 seddexdii maalmood ee ugu dambeysay.” Ayuu ku yiri qoraal uus oo dhigay  Twitter-ka madaxweeyne ku-xigeenka .

Saylici ayaa sidoo kale shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ka taxadaraan xanuunka oo ay qaatan awaamirta dhaqaatiirta ay bixinayaan.

Dhanka kale Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Mahdi Cismaan iyo Wasiirka Maaliyada Somaliland  Sacad Cali Shire ayaa sidoo kale laga helay cudurka coronavirus sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.

Shalay ayey aheyd markii caasimadda Muqdisho la keenay 300,000  oo ah talaalka AstaZeneca kaas oo looga hortago xanuunka corona virus.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this