Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta soo gaaray Muqdisho + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar maalmo uu ugu maqnaa dalka Turkiga,

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa soo dhoweyn balaaran loogu sameeyay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen Xildhibaano, iyo siysaasiyiin ka tirsan dowladda.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

161466274_277870230374975_62794053395923 161462543_277870027041662_78947226871383 161398565_277870343708297_70760174560402 162022396_277870113708320_43924407669231 161749107_277870067041658_37398156095422 161717888_277870077041657_29144287404971 161506936_277870193708312_18549440221556

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this