Sign in to follow this  
Deeq A.

Barnaamij ku saabsan cagaarinta caasimadda Garoowe oo dhowaan la daah-furi doono

Recommended Posts

Deeq A.   
two-2.jpg?resize=960%2C540&ssl=1

Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa shaacisay in dhowaan si rasmiya loo daah-furi doono barnaamij ku saabsan dhiraynta iyo qurxinta magaalada.

Barnaamijkan oo la baxay cagaarinta caasimadda, waxa iska kaashanaya dowladda hoose iyo shacabka Garoowe, waxaana dhir badan lagu beeri doona magaalada, si loo cagaariyo.

Barnaamijka oo ku jihaysan hagaajinta bilicda caasimadda, ayaa la doonayaa in laga fuliyo dhammaan xaafadaha kala duwan ee Garoowe.

PUNTLAND POST

The post Barnaamij ku saabsan cagaarinta caasimadda Garoowe oo dhowaan la daah-furi doono appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this