Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni , iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Deni iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aden Adde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Madaxweynaha Puntland ayaa Muqdisho kaga qeyb gali doona Shirka Arrimaha doorashooyinka oo muqdisho ka furmi doona.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this