sheherazade Posted July 27, 2010 Originally posted by *Ibtisam: Anyone seen or heard from Sheh? I had a dream about her. details, please. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 27, 2010 women dreaming about each other ,,, halkaa war baa ku jira ,, Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted July 28, 2010 ^^ adigu hadan lagu qabsan ma dacwaad qabtaa morning all. life is short Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 28, 2010 ^^ What makes you say that? (about life, not Jb). Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2010 Just going through the list of the new cabinet ministers ,,,, to see how many of them i know ,, Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted July 28, 2010 ^It's africa my dear,the more ministers you know the better dealings one can do. Subax wanagsaan all! Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 28, 2010 ^^ I know that. I wanted to know how many he knew (this sort of information is important to us..err..'tourists'). Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted July 28, 2010 ^I hear you. Jac baal naa tuus listigaa..lol Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2010 I know many of them ,,,, finally 1. Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar 2. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Dr Maxamed Cabdi Gaboose 3. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi 4. wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka xuseen axmed caydiid 5. wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam cabdi aadan 6. wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarinta Dr. sacad cali shire 7. wasaarada caafimaadka Dr.Xuseen muxumed maxamed 8. wasaarada gaashaanka dhiga Axmed xaaji cali cadami 9. wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed 10. wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed xaashi odey 11. wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq ibraahim maxamed 12. wasaarada cadaalada iyo garsoorka Prof. Ismaciil muumin aar 13. wasaarada diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil c/laahi axmed 14. wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Ilhaan maxamed jaamac 15. wasaarada kaluumeysiga , khayraadka bada iyo maamulka dekadaha Dr. Maxamed yaasiin xasan 16. wasaarada macdanta, biyaha iyo tamarta Dr. xuseen cabdi ducaale 17. wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed xaashi madar 18. wasaarada beeraha Prof. Faarax cilmi mahamoud 19. Wasaarada warfaafinta C/laahi jaamac cismaan geel jire 20. wasaarada duulista iyo hawada Maxamuud xaashi cabdi 21. wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil 22. wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Maxamed yoonis cawaale 23. wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha cismaan garaad soofe 24. wasiir ku xigeenka wasaaarada hawlaha guud iyo gaadiidka cali cabdi saa’iq 25. wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada warsame siciid cabdi 26. wasiir ku xigeenka wasaarad caafimaadka nimco xuseen qawdhan Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted July 28, 2010 ^ That's a lot of wasiiro, JB. The land of the 10,000 wasiiro, Somalia/Land. Planetary doom and gloom these days. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2010 20 Wasiiro ...... A lot has to be done there. I hope they will do something. Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted July 28, 2010 What you get for setting your wake-up alarm to the radio: finding out about the plane crash near Islamabad while half-sleep. I nearly burst into tears I was so shocked and disoriented... Morning trollers Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted July 28, 2010 ^^ adoo caadi ah kuma arag. ps: JB how come your not in that list? Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted July 28, 2010 JB mataqaaan wasiirka dekaddaha? the rest waa useless list and i notice where are the women? hello i am back again, bought 100 sanbuus from somali shop, they test lovely but its difficult to explain kackac iyo baajiyo Share this post Link to post Share on other sites