Sign in to follow this  
Deeq A.

Meydka Madaxweynihii hore oo Muqdisho la keenay

Recommended Posts

Deeq A.   

Illaahay ha u naxariistee Madaxweynihii hore Cali Mahdi ayaa saaka oo Jamce ah lagsoo dejiyey Magaalada Muqdisho halkaasoo Salaada Jinaasada lagu tukanayo kadibna idla maanta ayaa lagu aasayaa Muqdisho.

Aas Qaran oo ay kasoo qaybgalayaan Madaxda Dalku ayaa loo aanaynayaa Marxuumka.

Puntlandi.com

884605FA-1E6E-4671-97C5-E4255D499797.jpe

The post Meydka Madaxweynihii hore oo Muqdisho la keenay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this