Deeq A. Posted March 12, 2021 Illaahay ha u naxariistee Madaxweynihii hore Cali Mahdi ayaa saaka oo Jamce ah lagsoo dejiyey Magaalada Muqdisho halkaasoo Salaada Jinaasada lagu tukanayo kadibna idla maanta ayaa lagu aasayaa Muqdisho. Aas Qaran oo ay kasoo qaybgalayaan Madaxda Dalku ayaa loo aanaynayaa Marxuumka. Puntlandi.com The post Meydka Madaxweynihii hore oo Muqdisho la keenay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites