Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay Geerida suldaan Axmed Jaamac

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Suldaan Axmed Jaamac Xirsi oo ku geeriyooday dalka Jabuuti.

Madaxweyne Deni, ayaa Qoraal uu soo saaray tacsi ugu diray dhammaan umadda Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday suldaanka gaar ahaanna Qoyska iyo Eheladiisi.

Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Jaamac Xirsi oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti, geeridiisa waxaan uga tacsiyeenaya ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland.”

Marxuumka oo ka mid ahaa odeyaasha dhaqanka Puntland, wuxuu kasoo shaqeeyay dhismaha Dowladdnimada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya oo lagu xasuusto kaalintiisii Shirkii Carta ee sanadkii 2000.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay Geerida suldaan Axmed Jaamac appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this