Deeq A. Posted March 11, 2021 Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqadii ka eryey Golaha Deegaanka Magaalada Bosaso. Wareegto kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha ayaa lakala diray Golaha Deegaanka. Maalmahaanba waxaa socdey Qorshe Isbadal loogu samaynayo Golaha Deegaanka Magaalada Bosaso tasoo keentay in Golaha gabi ahaanba lakala diro si loosoo doorto Gole cusub oo la jaanqaadi kara Qorshayaasha docda. Waatan Wareegtada lagu kala eryay Golaha The post Golaha Deegaanka Bosaso oo lakala diray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites