Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Deegaanka Bosaso oo lakala diray

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqadii ka eryey Golaha Deegaanka Magaalada Bosaso. Wareegto kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha ayaa lakala diray Golaha Deegaanka.

Maalmahaanba waxaa socdey Qorshe Isbadal loogu samaynayo Golaha Deegaanka Magaalada Bosaso tasoo keentay in Golaha gabi ahaanba lakala diro si loosoo doorto Gole cusub oo la jaanqaadi kara Qorshayaasha docda.

Waatan Wareegtada lagu kala eryay Golaha

8D617E0D-5654-413B-826F-BE3409D3FF8F-288 9205B3BC-9CF5-47A1-91CB-AE3EBD9E4FAB-800

The post Golaha Deegaanka Bosaso oo lakala diray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this