Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Booliska Puntland oo la amray inay fariisiyaan gaarigii bilaa yaarko ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland waxaa laga manuucay Gawaarida bilaa calaamada ah ( Taarko) ee Wadooyinka maraya, waxaana Booliska awood buuxda loo siiyay inay gaarigii bilaabtaarko ah ay Furaha ka qaataan Wadahadal.

Wareegto aan faahfaahsanayn ayaa Booliska lagu amray inay manuuc tahay in Wadooyinka lagu arka Baabuur bilaabtaarko ah, ha ahaado gaari gaar loo leeyahay ama gaari Dowladu leedahay.

Howlwadeenada Puntlandi.com ayaa ogaadey in Booliska Amar lagu siiyay in Gaarigii bilaa Taarko ah ay Furaha ka qaadaan wadaha gaariga, Wadaha gaariga waxaa Furaha la siinayaa markuu la yimaado Taarko sharciyasan uuna bixiyo Lacag Ganaax ah.

Sharcigaan cusub wuxuu howlgalay 10/3,2021

Hoos ka alhriso Wareegtada lagu marayo Bileyska

Puntlandi.com Garowe

A68E5EFB-C201-4D41-8821-4559B8DB8952.jpe 8C2C39C1-0222-4231-ACC0-FE29F0753DBF-400

The post Ciidamada Booliska Puntland oo la amray inay fariisiyaan gaarigii bilaa yaarko ah appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this