Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha JF oo war kasoo saaray geerida Janaraal Axmed Jaamac

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, qoyska iyo qaranka Soomaaliyeedna sabar iyo iimaan haka siiyo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this