Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo tacsiyeeyey 23:39 Sacada Muqdisho isagoo isticmaalay Baraha bulshada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Saxaafadu ku dhaliidhay inuu ka aamusay inuu tacsi u diro Shacabka Soomaaliyeed Geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Dalka Cali Mahdi oo Makhribkii maanta ku geeriyooday Dalka Kenya ayaa aakhirkii soo duubay cajilad tacsi ah Oo caawa saqdhexe lasoo dhigay Baraha Bulshada Abaarihii 23:38, Shan saac kadib Geerida Madaxweynihii hore ee Dalka.

Waakan Twitter

782BD597-0838-4143-893D-BCADDF5C1C5D-464

The post Madaxweyne Farmaajo oo tacsiyeeyey 23:39 Sacada Muqdisho isagoo isticmaalay Baraha bulshada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this