Deeq A. Posted March 10, 2021 Illaahay ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa Galabta geeriyoodey, Isaga ok 81 jir ah, Ehelada Madaxweynaha ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey. Illaahay ha u naxariistee Madaxweyne Cali Mahdi ayaa maalmahaan xanuunsanaa, wuxuuna maanta ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho. Dhamaan Howlwadeenada iyo Maamulka Warbaahinta Puntlandi.com waxay Tacsida la wadaagayaan Caruurtii, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Dhacabka Soomaaliyeed, Marxuumkana Waxaan Illaahay uga baryaynaa Jano waarta. Aaaaamiiin Aaaaaamiiin The post Deg Deg Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo geeriyoodey appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites