Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweeynihii Hore Ee Dalka Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaah u naxariisto waxaa goordhaw magaalada Niarobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahadi Maxamed .

AUN madaxweynaha ayaa muddooyinkii u danbeysay ku xanuunsanayay dalkaas.

Cali Mahadi Maxamed ayaa dhashay 1 January 1939 .

Madaxweyne Cali ayaa 26 January 1991  loo doortay xilka madaxweynanimada Soomaaliya kadib markii uu dalka ka tagay Maxamed Siyaad Barre .

Waxa uu sidoo kale December 1997 uu ka mid ahaa mas’uuliyiintii saxiixday Heshiiskii Qaahira .

Cali Mahadi ayaa ahaa rug caddaa Siyaasadeed iyo Oday dhaqan.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this