Holac Posted March 12, 2021 I said the other day that people in Somalia are dying in record numbers due to COVID and you are not hearing about it because of the state our country is in. AUN Ali Mahdi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2021 Aaska qaran: Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 13, 2021 Allaha u naxariisto, alle kaligiis yaa naxariista iska leh, waana u wada noqonaynaa. Dawlada shisheeye yaa farmaajo usoo tacsiyeeyay iyo shacabka soomaaliyeed dhamaantiis, magaca madaxweyne soomaaliyeed dartiis. Asaguna wuxuu aaminsanaa inuu reer mundul qaran yahay qori cadna kusoo difaacay, walina gurigga u yaal. Waxaa laga yaabaa in sawirkiisa lagu ag dhejiyo aadan cadde, ayadoo aabihii midnimada umadda soomaaliyeed jaalle siyaad la inkirayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites