Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 10, 2021 Daqiiqado ka hor ayuu Nayroobi ku geeriyooday. Will be updated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 10, 2021 War deg deg ah: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. War oo goor dhaw uu soo baxay ayaa sheegay in Cali Mahdi uu maamihii ugu danbeyayba ku xanuusanayay Nairobi, laakiin lama sheegin xanuunka uu u geeriyooday. Alle ha u naxariisteen Cali Mahdi ayaa dalka madaxweyne ka noqday kaddib markii ay meesha baxday dowladdii militariga aheyd ee dalka 1991kii, sidoo kale waxaa uu shaqsi siweyn uga soo dhax muuqday siyaasadda Soomaaliya iyo ganacsade weyn. Faah faahinta warka ku saabsan geerida Cali Mahd halka ayaan idinku soo gudbin doonnaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 10, 2021 Ilaahay ha unaxariisto. These are the years of death, in a week three parliamentary persons and Ali Mahdi died. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 10, 2021 Good riddance Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 10, 2021 Few other bad characters who put Somalia in this state are also very ill, Allah has plans for this nation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted March 11, 2021 Allah ha u naxariisto. This is a lesson for future leaders. He could have called for peace, unity and harmony among the competing leaders last year, yet he chose different route, and he didn't get the chance to amend his moves. It is sad. By the way the new variant Covid is killing people in high numbers in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 11, 2021 His wife is very sick as well with Covid19. Rabi ha caafiyo. Sartiisa laga dhisaayo Liido wali dhismaheeda ku socoto. Mala qorin iyadoo dhameystiran dhiskeeda arko. Sawirka hoose waxaa ka qaaday Oktoobar, 2019, markaa Xamar joogay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 11, 2021 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 11, 2021 AUN. This thing is deadly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 11, 2021 4 hours ago, Che -Guevara said: AUN. This thing is deadly. Most likely the South African variant. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted March 11, 2021 Eebe ha naxariisto. Samir iyo imaan Illaahey ha siiyo ehelkii uu ka tagey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted March 11, 2021 20 hours ago, maakhiri1 said: Good riddance Farmajo cult like supporters are the worst Somali I have ever seen in terms of animosity towards the opposite side. One thing Somalis usually agreed on were respecting the dead but not these cult. Ilaahay sharkiina hanaga qabto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mastermind Posted March 11, 2021 15 hours ago, galbeedi said: Allah ha u naxariisto. This is a lesson for future leaders. He could have called for peace, unity and harmony among the competing leaders last year, yet he chose different route, and he didn't get the chance to amend his moves. It is sad. By the way the new variant Covid is killing people in high numbers in Somalia. Adiga aakhiro ma laguu soo taagayaa inuu wuxuu yiri ay ahaayeen wax xun? Mase dhagaysatsy wuxuu yiri mise waxaa layiri baa ku xukmisay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted March 12, 2021 6 hours ago, Mastermind said: Adiga aakhiro ma laguu soo taagayaa inuu wuxuu yiri ay ahaayeen wax xun? Mase dhagaysatsy wuxuu yiri mise waxaa layiri baa ku xukmisay? Boowe, kuma xakumin, Ilaahayna ha u dambi dhaafo marxuumka iyo dhamaanteen. Waxaan ka hadlayey, ka madaxweyne hore haan, aan tartan ku jirin, in aanu kooxdan Unaka ee kursiga u jidboon in aanu wax ku darsan oo banaanka ka joogoo, wanaag iyo talo uun ka shaqeeyo. Waxii uu yidhi halkan ka sheegi maayo, maadaama uu inaga hooseeyo. Again, Allah ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2021 Galbeedi, why do you always have the need to explain to neo-qabiilists? Dadkaan are completely blinded by qabiil and waxba ma arkaan ka ahayn their little dusty tuulo and who is their horjooge. Nothing else ay arkaan. It is not Farmaajo kaliya they are against. Farmaajo is just the latest boogeyman. They were also vehemently against Xasan Sheekh (which they used to disparage by calling him 'Qoslaaye') and Shariifka before him. They cannot stand a strong, united Soomaaliya rising. They think that itself is a threat against their little dusty tuulooyin's future. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites