Deeq A. Posted March 10, 2021 (SLT-Hargewysa)- Maamulihii qaybta Habalaha ee Dugsiga Sare ee Salaama, Nuur Cumar Iidaan ayaa la xidhay. Gelinkii Hore ee Maanta ayaa waxa Isna la xidhay Maamulihii Guud ee Dugsiyada Salaama, Siciid Faarax Xuseen. Xadhiga labbada Maamule ayaa la ii sheegay In ay Khusayso Dhacadadii Maanta ka Dhacday Dugsiga Sare ee Salaama Qaybta Inamada. Cabdifatax Sh. Cabdilaahi oo ka mid ah maamulka dugsiyada hoose/dhexe ee Salaama ayaa ii xaqiiyey. Source Share this post Link to post Share on other sites