Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish oo Guddoomiyey kulan looga hadlayey Amniga + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalda Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed Filish  ayaa maanta Guddoomiyay shir looga hadlayay dardargalinta iyo sugitaanka amniga caasimada iyo uruurinta daqliga.

Kulanka ayaa ka dhacay xarrunta dhallinyarada Gobolka Banaadir.

Kulankaas ayaa waxaa ka qaybgalay Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka iyo maaliyadda Gobalka Banaadir, agaasimeyaasha maamulka gobolka iyo Guddoomiyayaasha Degmooyinka.

Duqa Muqdisho iyo mas’uuliyiinta kale ee ee gobolka ayaa isla gartay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sugida amniga caasimadda iyo in la kordhiyo howsha daqli uruurinta oo mas’uuliyad gaar ah la iska saaro.

159365870_2829179550654119_3037537680765 159219872_2829179667320774_5327909808086 159544440_2829179623987445_1456877575922 159475437_2829179583987449_4165661087617

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this