Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaraxii Labaad Oo Muqdisho Ka Dhacay Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshid ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari uu lahaa Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada degmada Yaaqshid.

Cabdullaahi Shiilow, Gudoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada degmada Yaaqshid ayaa la sheegay in uusan la socon xilliga uu qaraxa dhacay Gaariga .

Inta la xaqiijiyay in kabadan 4 qof ayaa ku dhimatay halka tira kale uu dhaawac ka soo gaaray qaraxa ka dhacay Yaaqshid.

Gaariaga ayaana qaraxa lala eegtay xilli uu mareyay agagaarka Hotel Guuleed ee degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir .

Qaraxa ayaana ah midkii labaad oo maanta ka dhaca caasimadda .

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this