Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaran ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaw uu halkaasi qarax ka dhacay .
Qaraxa ayaa lala eegtay mid ka mid ah gaawarida Codbaahiyaha ay ku xiran yihiin ee dadka looga wacyi geliyo Xanuunka Covid-19.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay GoobJoob  ayaa u xaqiijiyay in qaraxa uu ku dhintay darawalki waday gaariga , halka seddax kalena dhaawac uu ka soo gaaray
Wixii ku soo kordha warkaan kala soco GoobJoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this