Deeq A. Posted March 10, 2021 Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaran ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaw uu halkaasi qarax ka dhacay . Qaraxa ayaa lala eegtay mid ka mid ah gaawarida Codbaahiyaha ay ku xiran yihiin ee dadka looga wacyi geliyo Xanuunka Covid-19. Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay GoobJoob ayaa u xaqiijiyay in qaraxa uu ku dhintay darawalki waday gaariga , halka seddax kalena dhaawac uu ka soo gaaray Wixii ku soo kordha warkaan kala soco GoobJoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites