Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jubbaland Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho Soo gaaray  Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo.

Waftiga madaxweeynaha ayaa waxaa garoonka Aden Adde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinka tirsan dowladda.

Axmed madoobe ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qeyb gali doona shirka arrimaha doorashooyinka dalka oo maalmaha soo socda ka furmi doona Caasimadda.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this