Deeq A. Posted March 9, 2021 Xili maalinta Beri ah lagu wado inuu furmo Shirka Wadatashiga Madaxda Soomaaliya ayaa maanta la weeraray Xerada Xalane oo hooy u ah Beesha Caalamka. Dad ku sugan Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey in uhu yaraan 7 Madfac ay ku dheceen Xalane. Lhasaaraha ka dhashay weerarka lama dhaacin ilaa hada , Ciidamada Amisom oo gacanta ku haya Amaanka Xalane iyaguna wali kama hadal weerarkaan. Puntlandi.com Muqdisho The post Breaking — Xerada Xalane oo Hoobiyayaal lagu garaacay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites