Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab Sababay Dhaawaca Ku Dhawaad 50- Qof Oo Ka Kacay Dugsi Ku Yaalla Hargeeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Waraka naga soo gaarayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu deb xoogan uu ka kacay Dugsi lagu barto culuumta diinta Islaamka oo ku yaallo Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland .

 

Illa iyo hadda inta la xaqiijiyay ku dhawaad 50- qof ayaa ku dhaawacantay oo ka mid ah ardaydii dugsiga wax ku baraneysay halka kuwa kale laga soo badbaadiyay .

Dadka dhaawacmay ayaa waxa ay kala yihiin 40 dumar ah iyo 8 rag ah oo uu ka mid yahay Askari ka tirsan ciidamada Deb damiska Somaliland.

Machadka dabka uu ka kacay  ayaa waxaa dhiganayay boqolaal arday, kuwaasi oo ku baranayay culuumta diinta Islaamka.

158237300_465118788236345_84972833801750 158642577_465118854903005_46487671126594 158354264_465118818236342_80862389057389

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this