Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudaharaadyo xoogan oo ka socda Lubnaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudaaharaadyada Looga Soo Horjeedo Xaaladda Nolosha iyo Qiima Dhaca Lacagta ayaa Weli Ka Socda dalka Lubnaan.

Xaaladda waddanka Labnaan ayaa maalmihii u danbeeyey ahayd mid la kowsattay banana-baxyo xooggan oo ay samaynayaan qaybaha kala duwan ee dadweynaha dalkaasi Labnaan.

Dibadbaxayaasha ayaa ku hor mudaaharaaday xarunta Ururka Bangiyada ee Lubnaan, iyagoo dalbanaya in wax laga qabto xaaladaha adag ee la xiriira dhinaca nolosha iyo qiimaha dhaca ku yimi lacagta dalkaas, kuwaas oo ah arrimaha ay ka dhasheen ama sababay banaan-baxyada.

PUNTLAND POST

The post Mudaharaadyo xoogan oo ka socda Lubnaan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this