Showqi Posted April 13, 2010 Xasharaadkani (Cayayaan) waa qaar ay qaniinyadoodu aad u kulushahay ee bal iska ilaali Jinac Wariiri Shini Kaneeco Kud Kudde Kutaan Takfi Kuwanina waa qaar aad u fool xun, ama qudhunka jecel ee bal ka fogoow Baranbaro Xaar walwaal Dukhsi Caaro caaro Hangaraarac Laakin anigu Xasharaadka waxaan ugu jecelahay Balanbaalis iyo Qudhaanjo . Qudhaanjadu waxaabay iska leedahay maah maah Soomaaliyeed oo odhaneeysa: Qudhaanjo aruurtay Bulac waa jiidaa What is your favorate cayayaan/xasharaad? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 13, 2010 Out of topic, allow me, thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 ^Balaayo kii feeryahankii Nigerian-ka m oowba u egyahay muxu ahaa magaciisa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 13, 2010 ^^ Kan waa Jaceylbaro oo Kenya fasax ku tagey waagaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2010 Nuune , mahadsanid. Yarka bal shaaha ka soo tuur dheh. Xaraarad baa meesha nagu haysee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 Jinac mise Jirac Xaarwalanwaal mise Doorshaan Dhilqo & Booddo Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 13, 2010 Jinac mise Jirac Both wrong in Standrard Somali, it is Jilac, but many people say Jinac as well, never Jirac, but Jirac is xaafad/tuulo ku taala Bari as far as I know! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2010 Maaddeey, Dhilqo & Booddo ma waxay isku mid yihiin Takfi? Nuune, waxbaa isaga keey qasanee Bootaan horta maxay aheeyd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 Caasho qurunto Quuroweyto takar Showqi, Dhilqe waa tan sariirta gasho booddona tan bacaadka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2010 Ku fahmay. Booddo & Dhilqe isku mid ma'aha dheh. Ayax injir Mocooyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 ^ma waxaad ula jeeddaa: spot the odd one? Mocooyo ileyn waa ayeeyo siday Ciisuhu u yaqaanaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted April 13, 2010 Dhuudhi Xataa qooraha ayuu raga kagalaa, raga ayagoo macawis qaba dhulka fariista oo shaxda ku ciyaara ayuu inta badan weeraraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 13, 2010 Maaddeey , No Mocooyo is not same as Spot. I don't know how to say it in English. All I know is that Mocooyo is Same family as Ayax(Grasshopper). Hadaan sawirkeeda helo. Waan ku tusi sxb. Teeda kale waxaan moodayey in Ayeeyo Hooyadeed Af-Soomaaliga Mocooyo lagu yidhaahdo :confused: Originally posted by Dhubad.: Dhuudhi Xataa qooraha ayuu raga kagalaa, raga ayagoo macawis qaba dhulka fariista oo shaxda ku ciyaara ayuu inta badan weeraraa. Dhubad Looool, Qosol daraadiis Kursiga ayaan ka dhacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted April 13, 2010 ^ Waraa dadka dhintay faraha ka qaaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted April 15, 2010 Maaddeey, Mocooyo masawirkeedii waa kanaa. Hadii aad magac kale u taqaano bal noo sheeg. Allamagan , :confused: :confused: We are talking about Cayayaan and Xasharaad sxb. Not dead people :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites