Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabuuti iyo Soomaaliya oo lasoo gaarsiiyey Talaalka Covid 19

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’ada Caafimaadka Aduunka oo kaashanaya Hay’ado ay kamid yihiin UNICEF ayaa Dadaal ku bixiyay in Talaalka Covid 19 ay si Lacag la’aan ah ku helaan Dalalka Soo koraya ee aan awoodin inay soo iibsadaan Talaalka. Barnaamijkaan lagu caawinayo Dunida Sadexaad ayaa loo bixiyay COVAX.

Hadabada Jabuuti iyo Muqdisho waxaa soo gaaray Talaalkii u horeeyey, Kasoo loogu talagalay in marka hore lagu talaalo Dadka ka shaqeeya Goobaha Caafimaadka iyo Dadka qaba Cudurada Khatarta ah oo isla markaas aan xamili karin ama iska Difaaco karin Covid19.

Puntlandi.com

D817515E-08E3-4DAC-90B9-A88B0919A595.jpe

The post Jabuuti iyo Soomaaliya oo lasoo gaarsiiyey Talaalka Covid 19 appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this