Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cali Dhahar

Recommended Posts

Deeq A.   

uddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf  Jibriil Cawl ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray shil baabuur oo ka dhacay waddada u dhaxaysa Ceeltacsi.jpg fd275ad0-7916-4d5a-9f75-4ff96dc15392.jpg ed3d00d8-4973-4a23-900d-956f514f4b89.jpg f87b8ffe-7f0d-4343-bbed-9d575c1f0b98.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this