Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiiro ka tirsan XF oo baaq ka soo saaray abaaraha ka jira dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir jara’id oo deg dega kaga hadlaya xaalada Abaaraha iyo biyo la’aanta ee dalka, gaar ahaan meelaha ay xaaladaha binu aadantinimo ka taagan yihiin hada, gaar ahaan xaalada abaaraha ee gobolka Gedo.

Guddigan wasiirada ah ayaa waxay kala yihiin, Wasiirka Gargaarka iyo  Maaraynta Masiibooyinka, Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada , Wasiirka Wasaarada tamarta iyo kheyraadka Biyaha, Wasiirku Xigeenka Wasaarada tamarata iyo kheyraadka Biyaha iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo ah Guddoomiyaha Guddiga.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this