Deeq A. Posted March 5, 2021 Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa lagu soo waramayaa in goordhow uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lagu beegsaday maqaaxida Luul Yemeni oo ku taalla nawaxiga Dekada Magaalada Muqdisho. View the full article Share this post Link to post Share on other sites