Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa lagu soo waramayaa in goordhow uu ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lagu beegsaday maqaaxida Luul Yemeni oo ku taalla nawaxiga Dekada Magaalada Muqdisho.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this